Skriv ut

on .

Aqoonta ajaanibka oo ka sareysa ta Iswiidishka

 

Forskare: Invandrare bäst utbildade.

Sida ay qortay jariidada Aftonbladet ayaa ay ku tilmaantay in dadka qaxootiga ah ee dalkan Iswiidhan joogaa ay ka waxbarasho wanaagsan yihiin dadka iswiidhishka ah sababtana waxa ay ku tilmaantay in ay ajaanibku og yihiin in loo baahan yahay in ay ka waxbarasho Läs mer ...

Skriv ut

on .

Danmark oo bilaabaysa afka hooyo

Qorshe cusub oo tijaabo ah oo ku salaysan waxbarasho lagu qaadanayo afka hooyo ayaa la rabaa in la tijaabiyo dalka Danmark. In ka badan toban sanno ayey dhigista waxbarashada afka hooyo ee dalka Danmark ahayd mid aad hoos ugu dhacday siyaasadda dalkaas oo isbedel ku yimid darteed.

Skriv ut

on .

Majallad ku qoran afka hooyo

Xogfaaf: Waa  majallad ku qoran af-soomaali oo saddex biloodle ah kana soo baxda magaalada Örebro ee dalkan Sweden. caddadkeedii febraayo oo aan akhriyey wuxu i xusuusiyey qoritaan af-soomaali hufan oo xiisa gelinaya akhristaha. Af-soomaali aad looga fikiray oo ilaa hadda laga ilaaliyey qaladaadka higgaada Läs mer ...

Skriv ut

on .

Qaabab cusub oo waxbarasho

Bishii oktoobar ee sannadkii hore ayaa maamulayaal iyo macallimiin ay booqasho aqoon korodhsi ah ku tageen dalka iimaaraadka carabta gaar ahaan magaalada Dubay, taas oo ujeedadu aheyd sidii looga faa`iideysan