Haddii aad tahay macallin dhiga maadooyinka kala duwan ee dugsiyadda dalkan sweden, gaar ahaanna afka-hooyo, ka akhriso halkan wixii warbixin ah ee aad uga baahan tahay bixinta shahaadooyinka (betyg). Waa buug aad lacag la`aan ku dalban karto si laguugu soo diro adiga oo jooga guriga ama aad bogga kala soo degi karto isaga oo ah PDF-file. Guji halkan.

