Tema modersmål - somaliska

Kulan lagu mideynayo eray bixinta afka soomaaliga

Skriv ut

mideynta afka

Aqoonyahannada Somaliland, Puntland iyo Soomaaliya oo isugu Yimi Kulan Lagu Midaynayo Erey-bixinta Manhajka Dugsiyada Hoose/dhexe.

Laba iyo soddon (32) aqoonayahan oo ka kala socda Somaliland, Puntland iyo Soomaaliya, ayaa makii ugu horreysay shalay isugu yimi aqoon-isweydaarsi ku saabsan qorshe lagu midaynayo luqadda iyo erey-bixinta manhajka buugga ardayda dugsiyada hoose/dhexe ee Soomaalida. Guji halkan...

 

Online resurs

lexin_logo

bildteman_logo

matte-begrepp