Tema modersmål - somaliska

2011-11-15 17:52

Wareysi kala duwan oo Axmed Sweden la yeeshay qaar ka mid ah barayaasha

Skriv ut
 
2011-01-06 23:28

Sheekooyin lagu duubay af-soomaali

Skriv ut
shinniWaa sheekooyin lagu duubay af-soomaali oo ka hadlaya waxyaabo kala duwan. Dhegayso sheekada shinnida.Waxa duubay oo soo diyaariyey UR.  Guji halkan..
 
2011-04-11 07:16

Ardayda jaamacadda Hargeysa oo soo saartay qaamuus elektrooni ah.

Skriv ut

cdRajooyin aad u fiican oo bushaarooyin wata ayaa dib ugu soo noolaaday afka hooyo, kadib markii ay ardayda jaamacadda Hargeysa gaar ahaan kulliyadda ITC soo saareen dhowaan qaamuus af-soomaali ah oo elektrooni ah. Waa barnaamij. Waa barnaamij kumbuyuutar oo si fudud aad uga helayso erayga aad raadinayso.

Läs mer...
 
2012-03-28 13:27

Maamulaha Språkcentrum Joakim Götz oo booqday. Muxuu ku soo arkay?

Skriv ut

dubayMaamulaha xarunta barashada luqadaha ee Stockholm (språkcentrum) ayaa dhowaan booqday magaalada Dubai ee dalka Imaraadka carabta. Joakim Götz waxa uu halkaa kaga qeyb galay kulan waxbarasho oo halkaa ka dhacay. Shirka waxa lagaga hadlayey sidii loo soo saari lahaa jiil hanan kara oo hogaamin kara  mustaqbalka. waxa ka soo qeyb galay aqoon yahano kala duwan oo halkaa ka hadlay.   Akhri waxa uu ka yidhi safarkiisii. Guji halkan..

 
2012-05-21 12:37

Merit och prövning

Skriv ut

sawir

Ardaygu waxa uu xaq u leeyahay inuu samayen kari imtixaan si uu u helo shahaado ama
dhibco dugsiga hoose ah ama koorasyada dugsiga sare. Aqoonta luqada oo wanaagsanaata waxay ardayga ka caawinaysaa inuu heli karo dhibcihii looga baahnaa gelitaanka dugsiga sare. Akhri..

 
2012-01-16 09:16

Dugsiga xannanada iyo barbaarinta

Skriv ut

xannaanadaDugsiga xannanada iyo barbaarinta carruurta waxa loogu talo galay ilmahaaga.
Waraaqo ama buug yar oo ku saabsan qorshaha waxbarashada
ee dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ee carruurta.
 Wuxuu ku qoran yahay afkaaga hooyo. Guji halkan

 
  • «
  •  Första 
  •  Föregående 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  Nästa 
  •  Sista 
  • »
Sida 1 av 5

Online resurs

lexin_logo

bildteman_logo

matte-begrepp