Soomaalidu waa dad afrikaan ah oo ay ka sii tahay bulshado-weynta la isku yiraahdo Kushitik "Kushitic", ayna ka sii tahay Xamaatik "Hematic". Kushitigu waxay ahaayeen dad reer Xaam ah oo ku noolaan jiray Aasiyada Dhexe ilaa dalkii la oran jiray Beershiya, iyagoo ka soo gudbay labada marriin ee isku xira Afrika iyo Aasiya oo kala ah:

