Burburkii dhaqan
Dagaal kasta oo dhacaa waxa uu ka tegaa raad ay in laga soo kabtaa waqti u baahan tahay. Burburkan ka dhacay dalka soomaaliya waxa uu ka dhashay dagaal ujeeddadu markiisii hore ahayd in lagu bedelo nidaam ka dhisnaa wadanka oo lagu bedelo mid ka wanaagsan-(waa sida ay sheeganayeen kuwii dagaalka waday)-

