Tema modersmål - somaliska

Sheekooyin lagu duubay af-soomaali

Skriv ut
shinniWaa sheekooyin lagu duubay af-soomaali oo ka hadlaya waxyaabo kala duwan. Dhegayso sheekada shinnida.Waxa duubay oo soo diyaariyey UR.  Guji halkan..
 

Hal-xiraale

Skriv ut

Halxidhaale

Halxidhaaluhu waa qeyb ka mid ah suugaanta soomaaliyeed oo aan ku qasbanayn in ay racdo qaafiyad ama miisaan gaar ah. Halxidhaaluhu waa hadal si gaar ah loo dhigay oo noqon kara hadal dheer lagaana doonayo inaad furfurto oo aad keento jawaabtiisa saxda ah. Waxa uu halxidhaaluhu af-soomaaliga ka yahay qeyb muhiim ah oo ay habeenkii dhalinyaradu ku caweyn jirtay.

Läs mer...
 

Sheekooyinka

Skriv ut


Sheekooyinka

Afka qoran ee soomaaligu waa mid aad u da' yar oo qoritankiisu uu aad u dhow yahay. Af-soomaaliga waxa la qoray 1972-kii. Laakiin af-soomaaligu wuxuu ahaa mid soo jireen ah oo ay soomaalidu ku hadli jirtay.

Läs mer...
 

Tix iyo tiraab

Skriv ut

Tix iyo tiraab

Af-soomaaliga caadiga ah ee aynu ku hadalo waxa loo qeybiyaa laba qeybood oo kala ah: Tix iyo Tiraab.
inkasta oo aad maqlayso dhawaaqyo kale oo iyaguna tilmaamaya mid taa ka duwan oo sheegaya in hadalka lagu hadlo loo qeybin karo laba qeybood

Läs mer...
 

Gabay uu macallin yuusuf tiriyey.

Skriv ut
katrine3Waa gabay uu macallin yuusuf oo bare ka ah magaallada Stockholm u tiriyey macallinka. Gabaygaas oo uu ku sheegayayo ama tilmaamayo kaalinta uu macallinku ama baruhu kaga jiro bulshada uu la nool yahay. Halkan ka dhegayso...
 
  • «
  •  Första 
  •  Föregående 
  •  1 
  •  2 
  •  Nästa 
  •  Sista 
  • »
Sida 1 av 2

Online resurs

lexin_logo

bildteman_logo

matte-begrepp