Tema modersmål - somaliska

Yaa daah furay miisaanka maansadda?

Skriv ut
miisaankaWaxa shalay (04.12.2008) lagu saxeexay war-saxaafadeed ka soo baxay dood-cilmiyeedkii miisaanka maansada ee ku qabsoontay jaamacadda Oslo, iyo kulan turxaan bixin ah oo loo qabtay labada aqoonyahan Prof. Maxamed Xaashi Dhamac ”Gaariye” iyo Prof. Cabdillaahi Diiriye Guuleed ”Carraale” 29.11.2008 kuna qabsoomay guri ku yaal magaalada oslo. Guji halkan  -  ramaasnews
 

Online resurs

lexin_logo

bildteman_logo

matte-begrepp