Tema modersmål - somaliska

Hal-xiraale

Skriv ut

 

Tusaale ahaan halxidhaaluhu wuxuu noqon karaa ama laguu weydiin karaa sidan oo kale:

1-Gabadh ayaa cunugyar dhabarka kusidday iyada oo wadda ayey midkale ay aragtay oo ooyaya markaasay tidhi walaal aamus kan aan sidaaba waa aabahaa walaalkii eh. Maxay labada cunug isu yihiin gabadha se maxay utahay kay dhabarka kusido?

 

Online resurs

lexin_logo

bildteman_logo

matte-begrepp