Skriv ut

on .

Gabadh ajaanib ah oo baratay af-soomaaliga

Waxa baryahan dambe soo badanayey dadka aan soomaalida aheyn ee baranaya af-soomaaliga. Waxa jira koorasyo badan oo lagu barto af-soomaaliga oo ka jira Yurub iyo Ameerikaba. Halkan ka daawo gabadhan maraykanka ah ee wax ka baratay af-soomaaliga. Guji halkan..
Skriv ut

on .

Finland iyo bogga cusub ee afka hooyo

Finland iyo bogga cusub ee afka hooyo Finland oo wada dadaal weyn oo la mid ah ka dalkan Swedan xagga luqadaha kala duwan ee dalka Finland lagaga hadlo. Waa dadaal lagu xoojinayo barashada luqadaha kala duwan. Af-soomaaliguna waa ka mid. Booqo boggan. Guji halkan..